Duqa Muqdisho oo kulan xasaasi ah la qaatay Wasiiro & Taliyeyaal ciidan (Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sarreeye Guuto Mahad Cabdirixmaan Aadam. Guddoomiyaha ayaa ka xogwareystay Taliyaha Asluubta xaaladda maxaabiista iyo xabsiyada Gobolka Banaadir, doorka muuqda ay ka qaateen Ciidanka Asluubtu … Continue reading Duqa Muqdisho oo kulan xasaasi ah la qaatay Wasiiro & Taliyeyaal ciidan (Sawirro)